Antony Blinken oo la kulmay Muslimiin kasoo jeeda Uyghurs oo ka bad baaday tacadi

Xogahayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno kasoo jeeda muslimiinta qowmiyadda Uyghurs oo dowlada Shiinaha ku heyso tacadi iyo dhibaatooyin kale oo badan. Xubnahan kasoo jeeda qowmiyada Uyghurs ee la kulmay Antony Blinken oo magacooda iyo sawiradooda aan la baahin ayaala sheegay in ay kasoo badbaadeem xeryo ku taal … Continue reading Antony Blinken oo la kulmay Muslimiin kasoo jeeda Uyghurs oo ka bad baaday tacadi